Dibed-bax saaka ka bilowday Muqdisho iyo jid Muhiim ah oo ku xirmay

Dibed-bax ay dhigayaan darawalada gaadiidka dadweynaha ee BL-ka loo yaqaano ayaa saaka ka bilowday nawaaxiga degaanka Ex-kontrol Afgooye ee magaalada Muqdisho. Gaadiidleydan ayaa ka cabanaya in muddo todobaad ka badan ay ka xiran yihiin inta badan jidadka magaalada, aysana waxba iska bedelin canshuurta maalinlaha ah ee laga qaado. Qaar ka mid ah gaadiidka BL-ka ah … Continue reading Dibed-bax saaka ka bilowday Muqdisho iyo jid Muhiim ah oo ku xirmay